WAJAALE NEWS

TAAGEERO, SHIRKA, DAWLADAHA HOOSE, EE CEERIGAABO.

maqaal141DAWLADAHA HOOSE EE SOMALILAND,, WAXAA KALE OON HANBALYAYNAYAA GUDOOMIYAHA IYO KU XIGEENKIISA, AY DOORTEEN ,MIDOWGA DAWLADAHA HOOSE.SL.

MARKA HORE WAXAAN SALAAMAYAA BAHDA WARBAAHINTA,

MARKA XIGA WAXAAN  TAAGEERO   USOO JEEDINAYAA,,URURKA AY SAMAYSTEEN

DAWLADAHA HOOSE  EE  SOMALILAND,, WAXAA  KALE  OON HANBALYAYNAYAA GUDOOMIYAHA  IYO KU XIGEENKIISA,  AY DOORTEEN ,MIDOWGA DAWLADAHA  HOOSE.SL.

WAXAAN KALOO   USHEEGILAHAA  DADKAA  MEELAHAA  KUSOOQORAY BURCO  AYAA

KAALINTEEDII  ,LAGA QAADAY  OO BORAME  LA,SIIYEY,,WAXAAN  REERBURCO  USHEEGAYAA INAY  IYAGU  HALKAA ISDHIGEEN  MARKII  AY QABYAALAD  IYO  MUNAAFAQAD,,KA,DHAMAANWAAYEEN,  EE  XITAA  CARUURTOODII  ,ISKU  DIREEN  EE  AYGAADHSIIYEEN  HEER  AY ISKUULADA  WADA DHIGANKARI WAAYAAN,,

WELIBA  DAWLADA  WAXAAN KULA  TALINLAHAA,,INAY  NAGA  WAREEJISO  CAASIMADA  LA,BAAD

OO  LA,SIIYO,  LAAS CAANOOD  ,AMA  BOORAME…OO  AAD  UDANAYNAYA,  WAAYO   MAAHA

IN  REER BURCO   INTAY  MAGAALO  BALAADHAN  OO  HARGEYSA  BAAXADLEG  DHISTAAN  AY

HADANA  DADKEEDA  MIDAYN KARIWAAYAAN    OO  HADALKOODU  NOQDO  WAXANU  NAHAY

CAASIMADDA  LABAAD,, TAASI  SOCONMAYSO, BURCONA  DADKEEDU  DIYAAR  UMA  AHA

WAXAAN  QABYAALAD  AHAYN  ,ISDA  MUUQATA ,

WABILAAHI TAWFIIQ.

Exit mobile version