|
|||||
WAJAALE NEWS
TAAGEERO, SHIRKA, DAWLADAHA HOOSE, EE CEERIGAABO.
February 2, 2014 - Written by Wariye:DAWLADAHA HOOSE EE SOMALILAND,, WAXAA KALE OON HANBALYAYNAYAA GUDOOMIYAHA IYO KU XIGEENKIISA, AY DOORTEEN ,MIDOWGA DAWLADAHA HOOSE.SL. MARKA HORE WAXAAN SALAAMAYAA BAHDA WARBAAHINTA, MARKA XIGA WAXAAN TAAGEERO USOO JEEDINAYAA,,URURKA AY SAMAYSTEEN DAWLADAHA HOOSE EE SOMALILAND,, WAXAA KALE OON HANBALYAYNAYAA GUDOOMIYAHA IYO KU XIGEENKIISA, AY DOORTEEN ,MIDOWGA DAWLADAHA HOOSE.SL. WAXAAN KALOO USHEEGILAHAA DADKAA MEELAHAA KUSOOQORAY BURCO AYAA KAALINTEEDII ,LAGA QAADAY OO BORAME LA,SIIYEY,,WAXAAN REERBURCO USHEEGAYAA INAY IYAGU HALKAA ISDHIGEEN MARKII AY QABYAALAD IYO MUNAAFAQAD,,KA,DHAMAANWAAYEEN, EE XITAA CARUURTOODII ,ISKU DIREEN EE AYGAADHSIIYEEN HEER AY ISKUULADA WADA DHIGANKARI WAAYAAN,, WELIBA DAWLADA WAXAAN KULA TALINLAHAA,,INAY NAGA WAREEJISO CAASIMADA LA,BAAD OO LA,SIIYO, LAAS CAANOOD ,AMA BOORAME…OO AAD UDANAYNAYA, WAAYO MAAHA IN REER BURCO INTAY MAGAALO BALAADHAN OO HARGEYSA BAAXADLEG DHISTAAN AY HADANA DADKEEDA MIDAYN KARIWAAYAAN OO HADALKOODU NOQDO WAXANU NAHAY CAASIMADDA LABAAD,, TAASI SOCONMAYSO, BURCONA DADKEEDU DIYAAR UMA AHA WAXAAN QABYAALAD AHAYN ,ISDA MUUQATA , WABILAAHI TAWFIIQ. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|