|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beelaha Bahabar Muuse M.Case Oo Si Weyn Loogu Caleemo Saaray Degmada Lughaya
February 14, 2014 - Written by Editor:LUGHAYA WAJAALENEWS Munaasibad balaa dhan oo lagu caleemasaarayey Suldaan ka Guud ee Beelaha Bahahabar Muuse ayaa lagu soo gaba gabee yey magaalada LUGHAYA, halkaasi oo mudo afartan maal mood ah ay ku shirayeen haldoorka beeshaasi . Maayerka degmada Lughaya ee martida loo yahay maayer Cabdilaahi Cali Awnuur Dixood ayaa ugu horay halkaasi hadlo soo dhawan ah ka jeediyay oo uu uga mahad celinayo martisharafta ka soo qaby gashay caleemo saarka Suldaanklka , WAJAALENEWS DESK BORAMA OFFICE Related posts:DAAWO:WEFDI KA SOCDA DALKA ERITREA OO SAAKA MUQDISHO KA DEGAY IYO DAWLADA SOOMAALIYA OO SHEEGTAY I... Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Imtixaan Ka Qaaday 483 Macalin Oo Si Meel Gaadh Ah Uga Shaqaynayay Dug... Daawo: bandhiga Suugaanta Nabadaynta Ceel-afwayn iyo Abwaan C/raxmaan Abees oo Maanso Qiiro leh oo k... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|