|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada France Oo Bilawday Dhegaysiga Dacwad Loo Haysto General Lagu Haysto Xasuuqii Rowanda Ee Halka Milyanka Ku Dhinteen (Video).
February 5, 2014 - Written by Wariye:
Gen. Pascal Simbikangwa, oo 54-jir ah, isla markaana bishii October 2008-dii laga soo qabtay, jasiirada Mayotte ee badwaynta Hindiya Faransiisku ku leeyahay, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee maxkamadu dhegaysato eedaymaha loo soo jeedinayo ee inuu ka qayb galay xasuuqaas. Qaar ka mid ah dadkii eheladooda la xasuuqay ayaa soo dhaweeyay kuna tilmamay talaabo wax ka taraysa murugadii ka soo gaadhay eheladoodi xasuuqaas ku dhintay iyo rayul caamka dunida. in aanu wax danbi ah galin, laakiin waxa uu bilow u noqonayaa dawcad ku qaadista dad badan oo ka tirsanaa taliskii Rwanda ka talinayay markii xasuuqaasi dhacay.
Related posts:“Muusoow Waxaad Gaalada Ugu Sheekaysaa, Laba Sano Ayaa Lay Kordhiyay, Abti Isla Yaab, Laguuma Kordhi... “Waxaan Hambalyaynaa Akhyaarta Tagtay Boorama, Ee Ka Hor Tagay Qaska Inyar Ee Wax Ma Garatada Ahi” G... Ciidanka Booliska Gobolka Awdal Oo Gacanta Kusoo Dhigay Shabakad Magafayaal Ah Iyo Dadkii Ay Tahriib... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|