HALKAN KADAAWO DADWAYNAHA REER KALABAYDH OO DIIDMO KALA HORMIYID MAAMULKA DAWLADA HOOSE EE GABILEY, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HALKAN KADAAWO DADWAYNAHA REER KALABAYDH OO DIIDMO KALA HORMIYID MAAMULKA DAWLADA HOOSE EE GABILEY,
February 13, 2014 - Written by Editor:

GABILEY WAJAALENEWS  Waxaa maalmihii u danbeeyay howlgal madhalaysa kawada magaalada kalabaydh maamulka dawlada hoose ee gabiley hawlgalkan oo ahaa qowda maqashii waxna howqaban islamrkaan cagaf lagaliyay meelo aan wado ahayn ay cagAF galiyeen,

Dadwaynaha reer kalabaydh ayaa diidmo kala hormiyid iyagoo sheegay golaha deegaanka eegabiley aanay waxqabad daayoo ay hadimo ula yimaadeen waxana dhexmaray gacanka hadal  ah dadka iyo ciidamo farabadan oo ay wateen

Golaha deegaanka ee gabiley iyo maamulkoda ayaad moodaan in ay ku hungoobeen dadkii soodortay ayna ku sifoobeen qaar iyo isku maqan, cashuurtii danyartana hadba cid kulaa luushaya,

Mudooyinkii udanbaysay ayaa moodaa in bulshada reer gabiley muujinayaan in ku hungoobeen golihii deenka ee cusbaa

MASUULINYIINTA OO U MAAYIRKU UGU HOREEYA ARINYTA KALA KULANTAY REER KALABAYDH OO AAN HAYSAY ADEEGYADA AAS AASIGA AH ,

WXAYNA KUCABAYAAN IN AY SHAQADA WADAYAAN HADII XATAA LALA DAGAALAMO HALKAN KADAAWO HADALKII MASUULIYIINTA DAWLADA HOOSE EE GABILEY

 

http://youtu.be/-M5rT6svpNY

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE

 

 

 

COMMENTS
LINKS