|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Fadhigii Golahaasi Dib U Riixay, Maxaa’se Keenay
February 17, 2014 - Written by Editor:HARGEISA (WAJAALENEWS)Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa fadhigii Golahaasi oo loogu balansanaa Maalinta Berri ah dib u dhigay, ka dib markii ay golaha Guurtidu codsi u soo direen. Codsiga Golaha Guurtida oo uu ku saxeexnaa Ku Simaha Guddoomiyaha Golaha Guurtida,ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Guurtida Md. Siciid Jaamac Cali. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo dabo socda codsigaasi ayaa ku war geliyay Golaha Wakiilada in uu aqalkaasi fasax ahaan doono ilaa 25-02.2014 ee bishan aynu ku jirno. Hadaba waxa aanu jecelahay in aan marka hore idiin soo gudbino codsigii Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Guurtida
Halkan hoosane waxaanu idiin kusoo gudbinaynaa codsigii Golaha Guurtida Related posts:Daawo:Xisbiga Wadani Oo Cambaareeyay Xadhiga Laba Mujaahid Oo Maalinkii Sadexaad Ku Xidhan Magaalada... Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Xadhiga ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgaliyay Degmada Arabsiyo Ee Go... DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Tahli Kari Waayey Inuu Warbaahinta Fariin Uga Diro Ciida Darteed Shac... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|