Fadhigii Golaha Wakiilada Oo Buuq Ka Dhashay Iyo Aragtida Mudanayaasha Golaha Wakiilada(Dhagayso). | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fadhigii Golaha Wakiilada Oo Buuq Ka Dhashay Iyo Aragtida Mudanayaasha Golaha Wakiilada(Dhagayso).
February 9, 2014 - Written by Wariye:

golahaHargaysa(Wajaale News):

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ka dhacay buuq iyo gacan ka hadal xildhibaanada qaarkood, kadib markii gudoomiyaha golaha Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi Cirro uu xidhay fadhigii.

Mudanayaal badan oo soo jeediyay mooshin ku saabsan in tirada codadka xilka laga qaadi karo gudoomiyaha laga dhigo 42 mudane ayaa diiday in la xidho fadhiga.

halkan ka dhagayso baraamij aan idiinka soo diyaarinay.

Halkan Guji

 

 

Wajaale News

Hargaysa Office

Email:wajalenews@gmail.com

Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane

 

COMMENTS
LINKS