|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Sheegay In Bisha February Horaanteeda Muwaadiniinta Reer Somaliland La Diiwaangelin Doono
January 22, 2014 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday in bisha fooda inagu soo haysa ee February 1-da dalka oo dhan laga qaban doono diiwaan-gelinta Muwaadiniinta reer Somaliland.Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed War
|
LINKS
|
||||
|