|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Muslim Ah Oo Lagu Dilay Dalka Jamhuuriyada Afrikada Dhexe Daawo Vedio.
January 30, 2014 - Written by Wariye:Bangui, (Wajaale News):- Wasiir ka tirsanaa xukuumada talada wareejinaysa ee Jamhuuriyada afrikada dhexe, ahaana nin muslim ah ayaa koox hubaysan oo kiristaan ahi ku dileen magaalada caasimadda u ah dalkaas ee Bangui. Wasiirkan muslimka ah ee la dilay oo lagu magacaabi jiray Joseph Kalite, waxa sida wararku sheegeen la weeraray xili uu taxi ku dhex marayay caasimadda dalkaas ee Bangui, waxaanu dilkiisu ku soo beegmay muddo kooban ka dib markii la dhaariyay Madaxweynaha ku meel gaadhka ah Catherine Samba-Panza. Muslimiinta dalkaas ayaa canbaareeyay weerarkan kuna tilmaamay mid fulaynimo, hasa yeeshee waxa uu ka mid ahaa, weeraro is daba joog ah oo lagula kacayay muslimiinta tan iyo intii maleeshiyadoodi Seleka ay ka baxday caasimadda, ka dib markii faro galinta ciidamada Faransiisku Wajaale News Related posts:“Xadhiga Ahmed Maxamed Daa,uud Waa Barmadow, Oo Ku Taal Xukuumada Talada Haysa, Haday Bilays Yihiin ... Dalladda Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Qabatay Kulan Lagaga Arinsanayo Rabshadaha Dhalinyarta ... War Deg Deg Ah ; Madaxwaynaha Jsl Oo Caawa Shir Iskugu Yeedhay Madaxda Asxaabta, Madaxwayneyaashii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|