|
|||||
WAJAALE NEWS
Munaasibad balaadhan oo Lagu Xusayo Nabigeenii Suubanaa (NNKH) Oo Lagu Qabtay Huteel Maansoor Ee Magaalada Hargaysa
January 13, 2014 - Written by Wariye:Hargaysa(Wajaale News):-munaasibad balaadhan oo lagu xusayo dhalashada nabiga (NNKH)ayaa waxa ay sitoosa ugau socota hoolka maansoor ee magaalada hargaysa waxa ka soo qayb galay madax iyo marti sharaf kala duwan ee xukuumada somaliland iyo mauuliyiin kale duwandaawo qaar kamid ah sawirada masuuliyiinta halkaas ka soo qayb gashayGeesta kalena waxa halkaasi ka hadlay sheekh C/raxmaan Sheekha Faarax oo ka mid ah maasuul sare oo ka socda wasaarada diinta iyo Awqaafta ee jamuuriyada somalilandsidoo kale waxa isna halkaasi ka hadlay Sheekh Maxamuud Yuusuf Maxamuud oo ina ka tirsan wasaarada diinta iyo Awqaafta oo ku dheeraday maalinati iyo xusideeda
|
LINKS
|
||||
|