Wadamada Aan La´aqoonsan Iyo Doorka Ay Somaliland Kuleedahay W/Q: MAXAMED XAAMUD CALI | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wadamada Aan La´aqoonsan Iyo Doorka Ay Somaliland Kuleedahay W/Q: MAXAMED XAAMUD CALI
January 19, 2014 - Written by Wariye:

MAXAMED XAAMUD CALI SOONA TURJUMAYSOUTH OSSETIA :waxay ka Goday GEORGIA ayaa waxay iskeed iskugu dhawaaqday sanadkii 1991kii

ABKHAZIA: ayaa ku dhawaaqday inay iskeed inay kagoday GEORGIA iyo

RUSSIA ABKHAZIA ayaa la aasaasay sanadkii 1931kii laakiin dawlada GEORGIA

U aqoonsatay inay kamidtahay waqoyiga galbeed ee dalkeeda laakiin ABKHAZIA

Ayaa dib ugu dhawaaqday inay dib ulasoo noqotay kadib markii sanadkii 1992kii

Dagaal gaaban lagashay GEORGIA

laakiin xabad joojin kadib ayay kabaxday xukunkii GEORGIA

        TAIWAN :Taiwan ayaa kamida dhulwaynaha China laakiin dhulkan ayaa

Shiinaha ayaa gacantiisa kabaxday dagaalkii sokeeye Shiinaha

Kadhacay sanadkii 1949kii Taiwan Qaramada Madoobay ayay kuleeyihiin xubin

Ilaa iyo hada waxaa aqoonsaday Taiwan ilaa 23 dal oo caalamka ah

        SOUTH OSSETIA:waxay ka Goday GEORGIA  ayaa waxay iskeed iskugu dhawaaqday sanadkii 1991kii

Ilaa iyo haatana majiro dawlad aqoonsantay sanadkii 1991 ayay xabad joojin lagaleen Georgia

        NAGORNO KARABAKH: waxay ay ka go,een AZEBAIJAN waxaanay ku dhawaaqeen madaxbanaani iskood ah sanadkii 1991kii laakiin ilaa iyo hada majirto cid aqoonsatay marka lagareebo UZBEKISTAN waxaana kaloo qayb ahaan aqoonsatay AZERBAIJAN sikastaba dadka daga ayaa ah ARMANIAN

Badan koodu

SOMALILAND  ayaa ku dhawaaqday inay xornimadeedii dib ulasoonoqotay

Sanadkii 199kii SOMALIYA  inteedii kale SOMALILAND ayaa hogaaminaysa

Dhinaca maamulka dhulkeeda waxaanay sibuuxda umamushaa dhamaan wadankeeda .SOMALILAND ayaa strategy ahaan kutaala inta udhaxaysa  ETHIOPIA, PUTLAND, DJABOUTI iyo GACANKA CADAN  SOMALILAND doorka

Aykuleedahay wadamada aan la aqoonsan ayaa ah inay tahay ta ugu horaysa ee

Hogaaminaysa dhica ugu dhawaanshiiyaha aqoonsiga caalamka

        TRANSNISTRIA(PRIDNESTROVIE) ayaa aha qaybkamida wadanka MALDOVA

Waxaanay kutaalaa barriga wabiga DNIESTER waxaanay iskeed iskugu magacawday madaxbanaani Sanadkii 1990kii ilaa iyo maantana nay heli aqoonsi caalamiya majorati ahaan wadankan waxaa kunool dadka loo yaqaan

SLAVIC .

        FALASTIIN: ayaa lagu dhawaaqay sanadkii 1988KII waxaana aqoonsan dhamaan waddamada Muslimiinta iyo ilaa 132 dal oo Xubno ka ah golaha amaanka waxaanay maamulaan Falastiiniyiintu GAZA,STRIP iyo

WEST BANK

       CHECHNYA: ayaa sheegtay inay madax banaanyihiin sanadkii 1996-1999kii laakiin hada waxaa gacanta kuhaya RUUSHKA

        CYPRUS :ayaa inaya sheegay inay madaxbanaanyihiin laakiin ilaa iyo hada waxaa iskuhaysata Turkey iyo Giriiga.

Giriiga ayaa diiday afti laga qaaday jasiirada laakiin Turkey ayaa aqoonsan

 

W/Q:   MAXAMED XAAMUD CALI SOONA TURJUMAY

Xaamud_33@hotmail.com

WABILAHI TAWFIIQ

COMMENTS
LINKS