|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Muxaadiro Ka Jeedinayey Xarunta Khayriyada Magalada Hargeysa Oo Uu Dhawac Soo Gaadhay Ka Dib Markii Nin Tooray Ku Weeraray.
January 17, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(wajaalenews) Jan.17, 2014-Sheekh Maxamed Haybe oo ka mid ah culimada magalada Hargeysa oo inta badan maalinta jimcaha muxaadiyo diini ah ka jeediya Xarunta Khayriyada Hargeysa, ayaa uu nin ku weeraray tooray,halkaasi oo dhaawac soo gaadhsiiyey. Sheekha ayaa markii uu ninkaasi dhaawaca soo gaadhsiiyey waxa loola cararay dhinaca Cusbitaalka si loogu soo daaweeyo,oo ay dadkii shacabka ahaa ee uu muxaadirada u jeedinayey gurmad u fidiyeen. lama ogo sobobta keentay in ninkaasi sheekha weeraro wixii kasoo kordha dhacdafan kala soco wajaalenews WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFICE EMAIL;;wajalenews@gmail.com Related posts:“Wixii La Isku Qabto Maxkamadii Kala Saari Lahayd Ma Dhisna, Maxkamadii Dastuuriga Ahayd Waa In La S... Boqor Buurmadow Oo Sheegay In Xukuumada Somaliland Ku Fashilantay Xalinta Xaalada Laascanood, Madaxw... Xawaalada Dahabshiil Oo Noqotay Mid Aan Dadwaynaha Waxba Ku Soo Celin Iyo Bulshada Reer Gabiley Oo K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|