|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaraxyo Lagu Weeraray Kooxaha Ku Kacsan Dawlada Thailand Ee Dibad Baxyada Ka Dhigaya Caasimadda Dalkaas (Video)
January 20, 2014 - Written by Wariye:Bangkok, (Wajaale News):- Ugu Yaraan sodon qof ayaa ku dhaawacmay laba qarax oo lala beegsaday, goob fagaare ah oo kooxaha ku kacsan dawlada Thailand dibad bax ka samaynayeen, waxaana guud ahaan caasimadda dalkaas ee Bangkok laga dareemayay xaalad argagax iyo anfariir ka muuqdo.
Dad goob joog ahaa ayaa sheegay in labada qarax ay daqiiqado yar gudahood dhaceen, waxaana dadka ku dhacday xaalad argagax leh, booliska ayaa sheegay baadhitaan ay ka gali doonaan sababta qaraxyadaas dhalisay.
Wajaale News Hargaysa Office Email:habane00@gmail.com Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane Related posts:Gaadiidkii komishanka Doorashooyinka Oo la Xaraashay Iyo Wasiir Samsam Walaalkeed Oo Qandraas Lagu S... Warbaahinta Dunida Oo Qaadaa-dhigay Hadal Shalay Somaliland Ka Soo Saartay Xaaladda Sii cakirmaysa E... Daawo:Sheekh Aaden Siiro Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|