|
|||||
WAJAALE NEWS
Musuqa hadheeyay Wakaalada Biyaha ee sababay Surmiga Danyarta Jaray.
January 19, 2014 - Written by Wariye:Wasiirka wasaaradaa biyahu ma la xidid-baa inankan yar ee maareeyaha biyaha mise mashaariicda ayuu qaydhinka kula qayb-sadaa
Xukuumada Axmed-siiraanyo waxay ahayd inay ka xishooto faanka waxqabad ee ay shacabka harraadku jaray dhegahooda ku asqaysay.Ma waxay garan wayday bal shacabkan qayladu ka dhamaatay ku guntada sidii caasimada biyo loo soo gelin lahaa ilayn biyo maynaan waayine oo Geed-deeble iyo ceelasha Xunbo-weyne ayaa ku filane,weliba ka badane.Ma dhuumaha iyo haamaha keydka ee biyaha ayay dhaqaajin kari waayeen.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|