|
|||||
WAJAALE NEWS
Munaasibad Lagu Sagootinayay Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland oo Lagu Qatey Galbeedka London.
January 1, 2014 - Written by Wariye:London(Wajaale News)-Xaflad Casho sharaf ah oo lagu Sagootinayay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland, Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo mudooyinkan dambe booqasho ku joogay dalka ingiriiska ayaa, xaley lagu qabtey Galbeedka Magaalada London ee Cariga Ingiriiska.
Wajaale News Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidul Adxa Awgeed. Kaaliyihii Hore Ee Xoghayaha Arimaha Dibada Uqaabilsanaa Africa Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Iskaashi Ee ... Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Bulshada Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Marxuum Maxamed Sh ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|