MAXAA LAGA FILANKARAA WADA HADALADA SOOMALILAND IYO SOOMAALI | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
MAXAA LAGA FILANKARAA WADA HADALADA SOOMALILAND IYO SOOMAALI
January 19, 2014 - Written by Wariye:

qalinXukuumada Turkiga ayaa dib ufurtay wada hadaladii SOOMAALILAND IYO SOOMAALI 16 February 2014 waxaana in lagawada hadlo arrimaha labada

Dal udhexeeya  xaalada iminka ee SOOMAALIYA ayaa qasan waxaana ay

Dhisayaan xukuumad cusub waxaana lafilayaa in laga wadhadlo arrimihii hore

Looga wada hadlay labada dhinac ayaa isku mariwaayay wadahadladii hore

Waxaana qodobka meeshayaalaa uuyahay maxaa looga doodilayahay in lakala go.o Somaliland ayaa markastaba utaagan in laga doodo in lakala baxo laakiin somaliya ayaailaa iyo hada cadayn iny diyaar utahay laakiin hada waxaa iskabadalay SOMALILAND wasaaradii arrimaha dabada maxay saamayn keeni kartaa ? wasaarada arrimaha dabada ayaa hada waxaa hogaaminyaa

Maxamed Biixi Yoonis kaas oo sheegay bilawkii wadahadalada inaan waxba

Kajirin shirarkii hore maadaama ayuu yidhi ay SOMALIYA fulinwayday waxyaabihii

Lagu heshiiyay shirarkii hore taasna macneheeda ayaa noqoysa in SOMALIYA

Kacago jiidayso inay daacad kanoqoto awaamiirta shirarka kazoo baxa waayo

Iaydii ayaa isku mashquulsan ilaahada SOMALILAND ayaa shirka waxaa uqaybgalaaya wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dabada MD Maxamed

Biixi Yoonis . DAWLADA TURKIGA IYO DOORKEEDA

Dawlada turkiga ayaa iyadu shirkan martigalisay ama qabanqaabinaysa waxaa shirka  kaqaybgalidoona Raysal wasaaraha dalkaas shirkana dhaxdhexaadinaaya

Hadaba dawlada Turkiga ayaa iyadu cadaysay inay SOMALIYA raacsantahay horeba waxay kagaysatay caawimo waxaanay danaynaysaa inay in SOMALIYA dib

Iskugu noqoto taasina waa waxaanay kudagikarin Shacabka SOMALILAND

Iyo xukumada SOMALILAND ayaa iyana aan aqbali doonin  waxyaabaha ay

Dalbanayso SOMALIYA  Arinta ayaa aadukala fog dhinac walba waxaa uu dalbanayaa in tiisa laraaco dawlada SOMALILAND ayaa hada maraysa marxalad

Mucaaradku kuyahay hadaba waxaa loo baahanyahay in layskaashado  oo aadloo

Eego waxay SOMALIYA wado Dawladana waxaa lagudboon inay kafiirsato

Dadka ay udiraysa wadahadalada waana inay dawladu meel kutiirisaa mawqifkeeda siyaasada arrimaha dabada xili lagu dhaliilaayo arrimaha dabada

Isku soo wadaduboo maxaa laga filankaraa shirka? Sikastaba haahaatee shacabka ayaa kadhursugaaya waxaa kasoo baxa shirka

 

W/Q :   MAXAMED XAAMUD CALI

Xaamud_33@hotmail.com

Tell: 063-4043392

COMMENTS
LINKS