|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Oo Tv-ga Qaranka Hoos-geeyay Wasaaradda Warfaafinta, Hay’ado Kalena Wasaarado Hoose-geeyay
January 18, 2014 - Written by Editor:Madaxweynuhu waxa uu go’aankan ku gaadhay ka dib markii uu tixraacay lifaaqyadii golaha wakiiladdu ku ansixiyeen miisaaniyadda qaranka 2014
Hargaysa(wajaalenews) – Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa soo saaray Digreeto uu Hay’adaha kala ah, Telefishanka Qaranka (SLNTV), Xafiiska Xidhiidhka WFP, Guddida Xasuuqa Qaranka iyo Hay’adda Qurba jooga ku hoos geynayo wasaraaddaha ay hawlahoodu khuseeyaan. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;wajalenews@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|