Iran Oo Lagu Casuumay Shirka Wada-hadalada Suuriya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Iran Oo Lagu Casuumay Shirka Wada-hadalada Suuriya
January 20, 2014 - Written by Wariye:

iraanWashington (Wajaale News):-Xoog haya guud ee qaramada midoobay Baan Ki Moon,ayaa Iran ku casuumay furitaanka shirkadda nabadda Suuriya.Balse Kooxda ugu weyn mucaardaka ayaa shegtay inay qaadici doonto shirka,hadii Ban ki moon uu ka noqon waayo casuumadda uu u fidiyey dawlada Iran.

Maraykanka ayaa isna sheegay inay Shardi tahay inay Iran aqbasho qorshaha xasilinta Suuriya ee lagu heshiiyey sannadkii 2012. Wadahadalada hordhaca ah ayaa lagu qaban doona magaalada Montreux,iaydoo laba maal-mood kadib loo gudbin doono magaalada Geneva.

Dowladda Suuriya ayaa hore u sheegtay inay ayadu markasta diyaar u tahay inay shirka ka qayb gasho, Dalka Suuriya ayaa sida lagu soo warmaayo waxaa ka sii daraaya xaalada amni ee dalkaas,waxaana hadda ku dhawaad ku dhintay intii ay dagaaladaasi ka socdeen dalka in kabadn 100,000 oo qof.

Hargaysa Office

Wajaale News

Email:habane00@gmail.com

Reorter:Abdiqadir Abdirahman Habane

COMMENTS
LINKS