WAJAALE NEWS

Hanbalyo kusocota Xildhibaan axmed maxamed diiriye (nacnac) oo la gudoonsiiyay bilad sharaf caalamiya

Hanbalyo kusocota Xildhibaan axmed maxamed diiriye (nacnac) ayaa la gudoonsiiyay bilad caalamiya

HARGEISA WAJAALENEWS Xildhibaan axmed maxamed diiriye nacnac oo katirsan golaha baarlamaanka Somaliland islamarkaana ah xildhibaan aad uga shaqeeya arimaha bulshada caawinta dadka danyarta ah kuna can baxay kashsaqayta arimaha bulshada

Hadaba waxaa hanbalyo u diraya qaarkamida bulshada somliland oo iskugu jira dhalinyaro aqoonyahaniyo waxgarad kalekuwaas oo nasoo gaadhsiiyay dhanbaalo ay ugu hanbalyaynayaa kuna taageerayaan wax qabadka xildhibaan nacnac iyagoo ku booriyay inuu dadaalkiisa halkaa kasii wado

Bilad sharaftan ayaa ah midi u horaysay ee lagudoonsiiyo xildhibaan katirsan golaha barlamaanka Somaliland

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

Exit mobile version