|
|||||
WAJAALE NEWS
Budh-cad Badeeda Somaliya Oo Markabkii Ugu Horeeyay Ee Sanadkan Cusub Afduubtay Markab Lagu Magacaabo MV Marzooqah.
January 19, 2014 - Written by Wariye:
Warย ka soo baxay xafiiska howlgalka maraakiibta Midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in markabkan oo nooca xamuulka qaada ah lagu weeraray meel ka fog halka ay ciidamadaasย howl-galka u joogaan kana tirsan badda cas. Afhayeen u hadashay (EU NAVOR) oo lagu magacaabo Jacqueline Sherriff ayaa sheegtay in dadaal badan lagu bixin doono sidii markabkaabkaas iyo shaqaalaha saaran ay xoriyadooda dib ugu heli lahaayeen maalmaha soo socda. Waxa ay wararku intaasi ku darayaan in bad-maxiin u kala dhashay dalalka Hindiya, Masar iyo waliba Suuriya oon tiradooda la cayimini saaranyihiin markabkan, waxaana sanadkii 2011 uu ka bad-baaday isku day afduub oo burcaddu ay doonayeen inay ku qafaashaan.
Wajaale News Related posts:๐ ๐จ๐ซ๐จ๐จ ๐ฆ๐ข๐ข ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐ก๐๐ฌ๐๐ ๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐๐ ๐ฅ๐๐๐ฆ๐๐ ๐ช๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐ ๐๐๐ ๐จ๐๐๐ ๐ ๐จ๐ค๐๐๐ฆ๐๐ข ๐๐ ๐๐๐๐ฆ-๐๐๐๐ก๐ข๐ข๐ ? Daawo: "Sicir Bararka In La Joojiyo Dadka Taagersan Baanu Nahay, Lakiin Yaanu Noqon Mid Cid Gaar Ah ... DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacaya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |