|
|||||
WAJAALE NEWS
21-Gobol Oo Maraykanka Ah Oo Xaalad Deg Deg Ah Lagu Soo Rogay Ka Dib Markii Baraf Iyo Qabowgii Ugu Xumaa Taariikhdu Ku Dhuftay Daawo Video .
January 4, 2014 - Written by Wariye:
Magaalooyinka waaweyn ee dalkaas, sida New York oo kale ayaa la hakiyay duulimaadyada diyaaradaha iyo isu socodka gaadiidka, kadib markii dhibaato ka soo gaadhay dad kala duwan, waxa kale oo heerka barafku gaadhay mid aan la qiyaasi karayn, ka dib markii meel kasta buux dhaafsantay baraf. Mayerka Magaalada New York ayaa dadka ugu baaqayin guryahooda ay ku negaadaan ilaa xaaladu ka soo raynayso, waxaanu barafkaniyo duufaantan qabowga ahi ugu daran tahay xeebaha waqooyi bari ee dalka Maraykanka,Chicago. Boston, New York iyo New Jersey. Wajaale News Related posts:Xadhiga Murashax Shucayb Maxamed Muuse Oo Saamayn Yeeshay Iyo Cadaalad Daradda Ku Hoos Lamaan Ujeeda... La Taliyaha Madaxwaynaha Jsl Ee Arimaha Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Isbahaysiga Ay Xisbiyada Mucaari... Maayarka Magaalada Gabiley Oo Agabyo Kala Duwan Gaadhsiiyay Xarumaha Agoomaha Gabiley, Farxada Xuska... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|