|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland oo aqoonsatay koox dibad wareeg ahayd una wakiilatay xubno ay madaxwaynaha isku beelyihiin ;
December 4, 2013 - Written by Editor:Dubai(wajaalenews) Xukuumadda Somaliland iyo kooxda lamagacbaxday Awdalstate ayaa wadahadal uga socday Dalka Imaaaraadka Carabta ka soo saaray war-murtiyeed kooban oo ay ku caddeeyeen in ay is-af-garad ka gaadheen kulamadii ay yeesheen. xukuumada somliland ayaa ku kacday arin lafjab ku ah qaranka somaliland baalana marsan shuruucdii dalkan u yiil iyadoo aqoon satay kooxyar oo dibad wareeg ahayd islamarkaana u dirtay badhasabkii awdal iyo xubin kale oo ay isku beel yihiin hadaba goorma ayuu shaqadii wasiirka arimaha dibada lawareegay badhasaabka awdal awoodse ma u lee yahay inuu dalka dibadiisa wadahadal ku gali karo? waxaa kaloo iswaydiinle madaxwaynuhu mawuxuu waayay cid uu ku aamino arintan oon beeshiisa ahayd, dalka miyaan cidi lajoogin/ ma isxilqaan beeshiisa ah baa markaad eegto arintan oo kale waa arin lafjab ku ah qaran waxayna nusqaan ku tahay hayba qaraninmada WAJAALENEWS HARGEISA OFFICE Related posts:URURKA SOLJA OO SOO SAARAY WARBIXINTII 6da BILOOD EE HORE SANADKAN 2013 TACADIYADII IYO CAGAJUGLAYNT... Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Jabuuti Oo Qodo Sharafeed Ku Maamuusay Wasiirka Arrimaha Dibedda Somali... Muj Cali Guray Oo Jawaab ka Bixiyay Eedo Culus Oo Gudoomiye Cirro Usoo Jeediyay Xukuumada Madaxway... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|