|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Maaliyada Oo Dhaqan Geliyey Wax Ka Bedelka Tacriifada Cashuuraha Sanadka 2014
December 31, 2013 - Written by Editor:Hargeysa(wajaalenews):-wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa dhaqan geliyey wax ka bedalka tacriifada cashuuraha sanadka 2014. Hargeysa(wjn):-wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa dhaqan geliyey wax ka bedalka tacriifada cashuuraha sanadka 2014. Wasiirka wasaarada maaliyada ayaa qoraalka uu soo saaray ee uu ku dhaqan gelinayey wax ka bedalka tacriifada cashuuraha waxa uu u dhignaa sidan ?Ku: dhamaan maamule yaasha kastamada fadhiyadooda Ku: dhamaan maamuleyaasha Cashuuraha fadhiyadooda Ku dhamaan xisaabiye yaasha Gobolada/degmooyinka Fadhiyadooda Og: dhamaan wasaaradaha iyo Hay?adaha Dawlada fadhiyadooda 0in 0in 10pt; text-align: justify;”>Og: Gudoomiye yaasha Golaha Deegaanka fadhiyadooda Og: Taliyeyaasha qaybaha Booliska Fadhiyadooda Og: Gudoomiyeyaasha Gobolahad Fadhiyadooda Og: Agaasime yaasha Wasaarada Maaliyada Hargeysa Og: Xisaabiyaha Guud ee Dawlada Hargeysa Og Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maaliyada Hargeysa Og: Taliyaha Ciidana Booliska Hargeysa Og: Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Hargeysa Og: Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Hargeysa Og: Wasiiru Dawlaha Wasaarada Maaliyada Hargeysa Og: Wasiirka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Hargeysa Og: Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Macdanta Hargeysa Og: Wasiirka Wasaarada Beeraha Hargeysa Og: Gudiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Hargeya Og: Shir Gudoonka Golaha Wakiilaa Hargeya Og: Madaxweynaha JSL Ujeedo: dhaqan galinta
Anigoo tixraacaya Warqada Madaxweynaha ee tirsigeedu yahay J.S.L/M/XERM/249-2172/112013 ee 24/11/2013 iyo xeer madaxweyne no: 0369/112013 oo lagu baahiyey dhaqan galka lifaaqa wax ka badelka tacriifadaha Cashuuraha iyo liisamada iyo warqada GolahaWakiilada ee tirsigeedu yahay GW/WAK/04/147/2013 ee 24/11/2013 kuna ansixiyeen Waxkabadelka tacriifada Cashuuraha Sidaa awgeed waxa saraakiisa warqadani ku socoto lagu war galinayaa inay dhaqan galiyaan wax ka badalka tacriifada Cashuuraha iyo liisamada ee halkan ku lifaaqan laga bilaabo 01/01/2014 madaxda ogaysiinta ku lehna waxa laga codsanayaa inay gacan buuxda ku siiyaan fulinta sharcigan kaas oo hirgalintiisu wax wayn ka tari doonto ka midho dhalint Miisaaniyaa 2014 Allah mahad leh Cabdi Casiis Maxmaed Samaale Wasiirka Wasaarada Maaliyada Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|