WAJAALE NEWS

TACSI;Taliyihii hore Ciidanka Qaranka Maxamed Xasan cabdilaahi(jidhif)Madaxwaye kuxigeenkii hore somaliland Cabdiraxmaan aw cali faarax

TACSI INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAJUCUUN

Taliyihii hore ciidanka qaranka Somaliland general maxamed xasan cabdilaahi (jidhif) iyo madaxwayne kuxigeenkii hore jamuuriyada Somaliland cabdiraxmaan aw cali faarax dhamaan labada masuul waxay tacsi u dirayaan marxuum sh,cabdiraxmaan warfaa xadi oo maanta ku geeriyooday dalka  germany

Waxayna tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadiisi gaar ahaan

DR.maxamed xasan dirir iyo qoyskiisa, phof, cumar awyuusuf buux iyo qoyskiisa

Eng axmed yuusuf cali iyo qoyskiisa, axmed ibraahim saacadaale iyo qoyskiisa iyo dhamaanba eheladii uu kabaxay marxuumku waxayna leeyihiin samir iyo iiman saadiqa alleh haydinka siiyo

AAAAAAMIN AAAAAAAAMIN

Exit mobile version