|
|||||
WAJAALE NEWS
Diyaarada African Airweys Oo Duulimaadkeedii Saaka U Hakisay Cilad Aan Badnayn Iyo Ceebaha Dul Hoganaya Wasaarada Duulista
December 18, 2013 - Written by Wariye:
Ilo Wareedyo u dhuun Daloola Madaarka Hargeysa ayaa warbahinta qaar u sheegay in Qalabkan dabka loogu xoojiyo Diyaaradaha laga doonay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Rakaabkii la socday diyaaradaasi ayaa badhkood loo kala ambo bixiyey Magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho, halka inta hadhayna la filayo in maalinta berri ah ay sii qaado diyaaradan. Hargaysa Office Related posts:DAAWO;Nicholas Kay Oo Shaaciyey in Xukumada Siilaanyo Diyaar u Tahay in Xafiis UNSOM ah Laga Furo Ha... Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeysa Oo Shirkad Caalami Ah La Saxeexatay Heshiis Ku Saabsan Dab Damis... Maxaa ka Jira In Nashqada Pyramid-ka Laga Maan Guuriyay Buuraha Naaso-hablood Ee Hargeysa Xiligii Fa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|