WAJAALE NEWS

Beentan ku Garad Saday Ba’biye yimid….!!!!!

Waxa dalkan la xooreyey 1991-di lagama xoorayn cadow se waaxa laga xooreyey dad aynu walalo amahay oo kolayba aay siyasad xuumo la foogatay dadkasi waaxay ka soo jeeden gobolada dheexe iyo koonfurta somaliya,nasiib daro waaxa lagu dhawaqay oo ay walaladay iyo aniguba iyo inta aanu da’da wadagna ku garadsanay Somaliland.

 

Waaxan aad ugu farxi jiray markan maqlo ninkasi waa SNM ama aan abahay arko oo SNM aha hase yashe waaxa marakan in yar jiray ba hadana I xigey Maryalool iyo Maleshiyo oo aha xiligi Dagaladi sukeye waan ka naxa ruunti dhibatoyinka is daba jooga ah ee lumiyey mustaqbal dhalinyaro kala duwan oo dalkan manta waax ka noqon laha .

 

Waaxa intas uun ka dib dhacday in aan aad sido kale ugu farxi jiray cid saddexad oo aan ahayn laabada Ciidood ee ilaahay ina siyey eek ala ah Ciida Fidri iyo Ciidal Adxa taas oo ah Ciida Xooraynta Somaliland ama ku Dhawaqisteda 1991-may-18- 18-May waa ciid ku soo koordhisay Dadkan Masakinta ah ee laabada jeer iyo inta ka badanba Qaxay Dhaqale Caruurtu ay ka qado.

 

Yaabse waaxa ah Marxaladaha kala duwaan ee ay dadkanu soo maren waaxa tarikh iyaduna ku ah waaxa so maray mamul joogay (sided sano ) oo ah kii Dahir Riyaale Kaahin kaasi waaxa ay ku Tilmami jiren inu yahay Dadki Dalka loogu yimid,waa la Hiiliyey waaxa loo hiliyey Beshi Dhexe oo loo dhibay taladi.

 

Nasib Daro waaxa intaas oo dhan sii dher 1991-dii ilaa manta oo aynu sii galayno malmo yarna inoga hadhen 2014-kii inay madaxtoyo ino tahay Aqalkii Taliyaha 26-aad Ee Dawladi Kaligi Taliski Maxamed Siyad Bare Wasaradana ay ino yihin aqaladi isku duwayasha Gobolada waqoyi Wadoyina ay Casimada u yihin Ku Chinis-ku ino Dhisay Xiligi Somaliwaynimo.

 

Sidan filayey Beentan ku Garadsaday waa Dal Somaliland la yidha Dad Somaliland iyagana la yidha waaxa ka dhex jira been weeyan waaale been weyan waaxan inshahayga ku arakayey malinba malinta ka sii dabeysa waay sii gudhayan,ma saxman ma toosman lagama ruun sheego halke la inagu wada maaxa inaga qaldan wali intaas midna la isma waydin waaxan arka dhilnyaro sii yacaysa oo tahribaysa ma khaldana waayo odayaal aya ku dul shaqaysanaya waaxan sido kale arkay Dawlada aanu jarkanahay ee Somalia oo siyar oo Dag dag ah u soocota hada casimadi Muqdisho iyadon wada haysan.

 

Garoono ay kubada ku ciyaran oo kuwa caalamiga ah aya dhawan loo sameyey somalilanda 23-sano ayanu nabad ahayn maalin qudhana Garon raali galiya Caruurtasd Kubada ciyarta looma samay intaas aanu nabada haynay maalinba maalinta ka danbeysa koox cada qatayaal ah oo siyasiyin ah aya Maseerka Uumada lumanaysay waan ka naxa Ruunti aad ayan uga naaxa.

 

S.N.M waxaan moodeyey inay Dalkan Xoreysatay oo ay waax soo Koordhin doonto markay Dalka Qabsadan (Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo ), oo imika ah madaxweyne aya loo hiliyey Se waaxa imika muqata Iin Qabyaalad iyo Qudhin laga sii Baxay Sanadadan Garadsanayey in Dib loogu sii Noqonayo Dalki la inaga Xooreyey ee Soamaliwayna La inagu sii wado maxa ino samata bixis ah.

 

Iilmo aya ku qabanaysa hadad eegto arrimaha bulshada haysata ee anay 23-ka sano waax horumar ah laga gadhin dalku waaxa u af dubanyahay dad Ganacsto ah oo ila maalinti aan garadsaday iyo ila manta waax ay sii Dalacan mooye aan waaxba hoos u dhigin Miyanay arxan daro iyo mamul wanagsan oo anay dadkani waali ku gulaysan la’aayihin ahayn

 

Markay Doorasho timado isma odhanayan kan cilmi ayu leyhay oo kan aya waax idin qaban kara ee markiiba waaxay la soo boodayan Qabyaalad oo ah sheeyga qudha ee dalkan Xita Diinta Iislaamka dheh ka xooga wayan markan diinta leyahay waaxad arkaysa hadi suuqa Hargeysa lagugu Dilayo oo Aad tidha ya Muslimay inanay Cidi ku Dagalamin aya laga yaaba lakin Hadad Tidha Tolay ya Arabay ,Cidagaale ,Sacad muuse ah ama I.W.M in la Dilo Qofkad is haysaten aya laga yaaba Akhriste waaxan Dulucda Maqalkan u Soo Qatay waaxan arkay Nooloshi oo 23-Sano Been la isku mawelinayey

 

La Soco………………..

 

Wixii Talo ah fadlan sxb ama walal igu soo Hagaji E    mailka Mahadsanid

 

Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdilaahi(Bidaar)

Cabdiraxiim9909@gmail.com

Hargeysa / Somaliland

 

 

Exit mobile version