|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo ilaa Hada Waxa Muuqda Gaadhsiin Xaafada Stata-Houska Oo Shalay Dab Qabsaday Iyo Wasiirka Dibu Dajinta Oo Sheegay In Ay Jirto Dhaqaalo La,aan.
November 11, 2013 - Written by Wariye:Hargaysa(Wajaale News):-Wasiirka Dibu-dajinta somaliland Axmed Cabdi Kaahin oo maanta magaalada hargaysa kula hadlay waraabinta ayaa waxa uu sheegay in ka wasaarada ahaan ay ka gaysan doonaan wixii taageero ah dabkii shalay baabiiyey qoysasa danyarah oo ku nool xaafada istaad-houska ee magaalada hargaysa.
|
LINKS
|
||||
|