|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Lagu Soo Kordhinayo Terminalka Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargeysa.
November 9, 2013 - Written by Wariye:Hargeysa(Wajaale News):-wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu soo kordhinayo garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlay dhagax dhiga dhismahan cusub ee lagu soo kordhiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay inay dhismahani noqonayo balaadhintii afaraad ee lagu sameeyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaanu yidhi ? maanta waxaanu dhagax dhigaynaa
Wajaale News Related posts:Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Hargeysa oo Ka Waramay Xaalada Dhabta Ah Ee Ay Ku Sugan Yihiin iyo Far... MujCali Guray, Oo Jawaab Culus Ka Bixiyey Haddal Ka Soo Yeedhay Guddoomiye Ku-Xigeenka Golaha Wakii... Siyaasi Cali-mareexaan Oo Qormo Muhiim ah Ka Diyaariyey Fashilka Siyaasadda Maraykanka Ee Soomaalida... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|