|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Ma 6 Gobolbaa? Ma 6 Gobol Iyo Gabileybaa? Misa Waa 13 Gobol?.
November 4, 2013 - Written by editorWaxa uu Madexweyne Cigaale dib u eegis ku sameeyay wax-soosaarkii iyo dhaqaalihii (Eng. Mohamed Abdillahi Nur)…………..
Maqaalkani wuxu daaha ka rogayaa jahawareerka ka jira Somaliland waa imisa gobol ? iyo seddexda marxaladood ee seddexdan su’aalood ka abuurmeen: 1. Heshiiskii shirkii Burao ee May 1991. Heshiiskii shirkii Burao ee 18 ka May wuxu dhigayaa in Somaliland 6 dii degmo ee wakhtigii Ingiriisku gumaysan jiray noqdaan 6 gobol ,lixdaa degmo oo kala ahaa: 1994-2002 Waxa dalka ka samaysay Map kale oo ah 6da gobol iyo Gabiley taasi oo Gabiley miiska la soo fadhiisatay 6 dii Gobol. 2002-2005 Somaliland waxay gashay doorashooyin badan sida doorashadii dawladaha hoose, baarlamankii iyo Madaxtooyadii Doorashadii Madaxweynaha ( 2010 ) ee Madaxweyne Riyaale Kaahin iyo Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa hadana isbedel ku yimi mapkii dalka markii Madaxweynihii hore Daahir Riyaale riday Boom Shell weyn oo aan laga soo waaqsan karin oo danta kaliya ee laga lahaa ay ahayd ololaha doorashada wuxu Mudane Riyaale ku dhawaaqay 7 Gobol oo cusub oo ay Gabiley ka mid tahay,isla markaana Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo ku jiray ololahii doorashada uu ku indoorasgareeyay 7dii gobol ee cusubaa,Madaxweyne Axmed Siilaanyo 7da gobol ee cusubi wax qiima ah uma laha marka laga reebo 7 badhasaab u yaal oo uu u magacaabo goboladaas. Goboladan cusub badankood uma qalmaan gobolnimo marka aynu caqliga saliimka ku eegno, waxana mar kale dalkii ka samaysmay Map kale oo 13 gobol ah. Hadaba su’aashu waxay tahay Somaliland ma 6 Gobolbaa? Ma 6 Gobol iyo Gabileyba? Mise waa 13 Gobol? Allaa Mahad Leh, Related posts:Xisbiga Waddani Oo si Diiran Loogu Soo dhaweeyay G/gabiley Iyo Tageerayaal Ka soo Diga Rogtay Xisbul... DAAWO; Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Fooxle Oo ka Hadlay Nin Caawa Lagu Dilay Xaa... Madaxweynaha Somaliland Oo Hambalyo Udiray Shacabka Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka– 1443-ka. ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|