|
|||||
WAJAALE NEWS
Shir Jaraa’id Oo Ay Qabteen Gudiga Dood Qaran Si Kulul Ugu Dhaleeceyeen Xukuumada
November 17, 2013 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaale News):-“Dooddan Qaran Waa Inaynu La Xisaabtano Dawladdii Aynu Dooranay Ee Sharciga Ku Dooranay Ee Ballanqaadyada Inoo Samaysay, Waa Inaynu La Xisaabtannaa Hadday Sharciga Jabisey” Dr Fadal Gudoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Shirka Dood Qaran
“Xoriyatal Qawlka Somaliland Cid Hor Istaagikartaa Majirto, Dooda Qaranna Dastuurkaa Noo Ogol Waanay Qabsoomaysaa Cidna Loo Daba-fadhiisan Maayo”. Faadumo Siciid Gudoomiye Xigeenka Guddiga Qabanqaabada Shirka Dood Qaran Halkan Guji
Wajaale NewsHargaysa OfficeInfo:wajalenews@gmail.com
Related posts:Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Xaalada Dalka Iyo Colaadaha Kasoo Cusboon... Xildhibaanno Isbaaro U Dhigtay Lacag Lagu Waday Baanka Borama, Badhasaabka Awdal Oo Amar Bixiyey Iyo... Todobo Ruux Oo Somali Ah Oo Siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Dalka South Afrika Maalmahii Ugu Danbeeya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|