|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Raadadka Siyaasadeed ee Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga oo hore u ahaa Wasiirka Khaarajiga Somaliland? Qalinkii Sareiye Sheikh Hussein Austria . Vienna
November 1, 2013 - Written by Editor:Dr Maxamed Cabdilahahi Cumar Waxaa lagu Xasuusan doonaa Heerka uu Gaadhsiiyay Hanaanka Siyaasadeed ee Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo iyo Guud ahaan Somaliland intii uu hayay Xilka Wasiirka Arimaha Dibada oo uu Xadhiga ka jaray badaro badan oo ku Xidhnaa Wadanka iyo ilo Dhaqaale u furay Somaliland dhinaca Xidhiidhka Wadamada Horumaray iyo Iskaashigooda. Waxaad la socotaan in dhawaan shirkii Turkeyga Wasiirka usoo bandhigay Ra,iisal Wasaaraha Dalka Turkeyga in Somaliland laga Caawiyo jidadka gaar ahaa jidka Ceerigaabo oo ah jidka ugu dheer ee maanta qabyada ah kaasi oo ay ku guuleysteen in ay balan qaad fiican ka helaan oo la filayo inuu Dhamaystiro jidkaasi. Qalinkii Sareiye Sheikh Hussein Related posts:DAAWO;-Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Siyaasi Cali Guray, Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Jabuu... Xisbiga Kulmiye Oo Gudida Diwaangalinta Ururada Iyo Ansixinta Asxaabta Ugudbiyay Shuruudihii Looga B... Gudida Abaaraha Ee Gobolka Gabiley Oo Kala Diray Koox Adeegyo Caafimaad Ufidin Doona Dadka Abaaruhu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|