|
|||||
WAJAALE NEWS
Marwada Madaaxweynaha Somaliland Aamina Maxamuud Jire Oo Maanta Deeq Makiimadaha Dawaarka Dharka Ugu Deeqdey Ururka Haweenka Qaranka Now ee Gobolka Gabiley
November 17, 2013 - Written by editorGabiley waa magaaladeydii waa gobolkeygii aad iyo aad baan u jeclahay marwalba,wixii karankayga ah waan la qabanaayaa.”ayey tidhi marwo Aamin waris
Gabiley (Wajaale-News) marwada Madaxweynaha Somaliland Aamin maxamuud jire ayaa maanta deeq makiimadaha dawaarka dharka ah loo isticmaalo ugu deeqdey curyaamiinta kala duwan ee kunool gudaha magaalada gabiley, deeqdani oo lagu wareejiyey masuuliyiinta ururka hawenka qaran now ee gobolka gabiley, waxaa xafladii deeqdani lagula kala wareegey oo lagu qabtey hoolka shirarka dawlada hoose ee degmada gabiley. Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka now ee gobolka gabiley sahra cabdi buuni oo halkaasi ka hadashay ayaa balan qaadey inay uga faa,iideyn doonaan dadkii loogu talo galey, waxaaney u mahadcelisay marwada madaxweyaha ee ugu deeqdey qalabkaasi. Related posts:“Ganacsatada Oo Ay Ugu Horeeyaan, Bandiyadu Waa Inay Maalgalin Ku Sameeyaan, Wax Soo Saarka Beeraha”... “Dowlada Federalka Somaliya Dhab Kama Aha In Ay Wadahadal La Gasho Maamul Goboleedyada”.Siyaasi Cabd... Ururka Vosomwo Oo Bulshada Xaafada Daami Ka Wacyi Galiyay Xanuunka Covid19, Una Qaybiyay Qalabka Ka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|