|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxa Sirdoonka Qaranka Maraykanka Oo Beeniyay In Laantoodu Basaasto Dadka Isticmaala Google Iyo Yahoo. Daawo
November 1, 2013 - Written by Wariye:
Warka sheegaya in sodonkii cisho ee ugu danbeeyay si wayn looga dhex ugaadhsanayay, Google iyo Yahoo, ayaa lagu xusay in qof kasta oo email-kiisa diray ama loo soo diray, 30-kaas cisho uu maray badhitaan, isla markaana ay dhacdo in loo soo diro dadka qaarkood, fariimo lagaga dalbanayo in ay buuxiyaan, foomam telefoon, halka ay joogaan iyo ciwaano kale in ay galiyaan lagaga dalbanayo, marka uu damco inuu furto sanduuqiisa, talaabooyinkas oo dhamaantood sirdoonka qaranka Maraykanku samayeen sida la cadeeyay.
Wajaale News COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|