Jiif Caaqilka Guud ee Gobolka Gabiley Oo Xaflada Balaadhan Oo Caleemo Saar ah Loogu Sameeyey Deegaanka Ceel Giniiseed ee ka tirsan gobolka gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jiif Caaqilka Guud ee Gobolka Gabiley Oo Xaflada Balaadhan Oo Caleemo Saar ah Loogu Sameeyey Deegaanka Ceel Giniiseed ee ka tirsan gobolka gabiley
November 5, 2013 - Written by editor
waxaan ilaahay uga baryayaa inuu xilkaaasi u fududeeyo dadweynaha reer gabileyna waxaan leeyahay garab istaag jiifka cusub.”ayuu yidhi suldaanka guud ee beesh subeer awal……
.Daawo sawiro aad u tiro badan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gabiley(Wajaale-news)- xaflada balaadhan oo lagu caleemo saarayey jiif caaqilka guud ee gobolka gabiley, ayaa maanta lagu qabtey deeganka ceel giniiseed ee hodanka ku ah bustaanad, xaflada oo ay ka soo qayb galeen, cuqaal, salaadiin, siysiyiin, dhalinyaro, haween, culimaa,udiin,maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gabiley, wasiirkamaaliyada somaliland c/casiis maxamed samaale, wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga drmaxamed c/laahi cumar, iyo boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid gobolada kala duwan ee Somaliland.20131105_115715
20131105_120427
Ugu horeyn waxaa xafladaasi baladhan ka Hadley suldaanka guud ee gobolka gabiley suldaan ismaaciil suldaan c/raxmaan, waxaanu halkaasi uga duceeyey jiif caaqilka inuu ilaahay u fududeeyo, waxanu balan qaadey inuu gacan qaban doono.
20131105_120427
Boqor muxumed geele seed, caaqil maxamed cabdi qawdhan, suldaan xuseen aw muuse cirdey, caaqil maxamed c/laahi weerar,oo halkaasi iyaguna ka haldey ayaa dhamaantooda ilaahay uga baryey inuu xilkaasi ku asturo, waxney dadweynaha reer gabiley ka codsadeen inay la sheqeeya.
20131105_115718
Maayerka degmada gabiley shucayb maxamed muuse oo halkaasi ka Hadley ayaa balan qaadey inay siweyn oo muqleh ula shaqyn doonaan jiif caaqilka cusub ilaahayn uga baryey inuu xilkaasi u fududeeyo.
Gabogabdii waxaa xaflaadasi soo gabogabeeyey suuldaanka guud ee subeer awal sudaal xasan suldaan c/raxmaan oo halkaasi hadl kooban ka jeediyey ayaa dadweynaha reer gabiley ugu baaqay inay la sheqeeyaan jiifka caaqilka cusub, oo ay garab galaan, waxanu halkasi suldanku kugu duceeyey dadweynaha ku dhaqn gobolka gabiley.
DSC02337
DSC02336
DSC02335
DSC02328DSC02329DSC02330
DSC02334
DSC02323
DSC02325
DSC02326
20131105_121517
20131105_121028
20131105_121015 DSC02352

 

 

 

WAJAALE NEWS DESK

GBAILEY OFFICE

CONTACT US : Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS