|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaamiyihii Afganbiga Ku Qabsaday Dalka Mali Oo La Qabtay Daawo Video
November 29, 2013 - Written by Wariye:Mali (Wajaale News):- Hogaamiyihii afganbigii milatari ee dalka Mali sanadkii hore ka dhacay General Amadou Sanogo, ayaa laga taxaabay gurigiisa oo ku yaalay caasimadda dalkaas, waxaana lagu eedeeyay danbiyo kala duwan oo uu ka galay dadka reer Mali, kuwaas oo ay ka mid yihiin, dil iyo af duub. Ninkan oo sadex xidigle ahaa markii uu hogaamiyay koox ciidamo ah oo talada dalkaas afganbi kula wareegay ayaa isku magacaabay madaxweynaha ama hogaamiyaha dalka, hasa yeeshee waxa guul daro Related posts:aaqil Axmed Xasan Samatar (caantaynle) oo Kamida Ergooyinka ka Qayb Galaya Shirka Beesha Sacad Muuse... Xarunta Xuquuqal Insaanka Madaxa Bannaan Ee Somaliland Oo Cambaaraysay Xadhiga Aare Saleebaan Cowlee... Itoobiya Oo Dalbatay In Hay'adda WHO Baadhitaan Ku Sameyso Hab-dhaqanka Tedros, Kana Soo Horjeedo In... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|