|
|||||
WAJAALE NEWS
Dadweynaha Gobolka Gabiley Oo Ka Xumaadey Xadhiga Madexweynaha Jabuuti Ku Taxaabay Ganacsade Jaamac Oomaar
November 9, 2013 - Written by Wariye:Gabiley(Wajaale News)-Guud ahaanba Dadweyanaha kunool Magaalooyinka Waaweyn ee Gobolka Gabiley oo uu dhinaca Somaliland kasoo jeedo Ganacsade Xaaji Jaamac Oomaar Seed ayaa, siweyn uga biyo diiday xadhiga tacadiga ah ee uu Madexweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele kula kacey Ganacsadahan taas oo lagu duudsiyay xuquuqdiisa shakhsi ahaaneed iyo ta muwaadinimo ee dalka Jabuuti. |
LINKS
|
||||
|