|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxweyne Obama Oo Ka Hadlay Magaca Kooxda RED SKINS Oo Muran Iyo Kala Qaybsanaan Ka Abuuray Dalkaas
November 28, 2013 - Written by Wariye:
Kooxda Red Skins ayaa magaceedu muran ka dhaliyay dalka Maraykanka, gaar ahaan qabiilooyinkii asal ahaan dhulkaas loogu tagay, oo magacan aad u neceb, looguna isticmaalay xasuuqi lagu gumaaday dhawr qarni ka hor, waxaana socda olole lagaga soo hor jeedo magacaas oo dadka cunsuriyada neceb ee dalkaasi ay ku hawlan yihiin. Wajaale News Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|