|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdi Laki Xasan Xaaji Nuur Ayaa Hanbayo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland Iyo Madaxda Qaranka
October 16, 2013 - Written by Wariye:Burco(Wajaale News)-Iyadoo Lagu guda jiro Farxada Ciidul Adxada ayaa Xildhibaan Cabdi Laki Xassan Xaaji Nuur Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco ayaa Hanbalyo Balaadhan U Diray Guud ahaan Umadda Islaamka meelkastoo ay Joogaan Gaar Ahaan Umada Somaliland. Xildhibaan Laki aya sidoo kale hanbalyo bogaadin u diray Bulshada weynta Reer Burco uguna hanbalyeeyey Faraxada Ciidul Adxaa ilaahayna uga baryey in Sanadkaa Sanadkiisa uu ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo. Xilhibaan Cabdilaki Xassan Xaaji Nuur ayaa kamida Xildhibanaada Dhalinyarada Golaha Deegaanka Degmada Burco kuna soo Baxay Doorashadii Golaha Deegaaka Ee Dalka Ka Qabsoontay , sidoo kale waxaa uu ka mid yahay Xildhibaanada ugu firin fircoon Degmada Burco. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|