|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibada Somaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Caawa La Kulmi Doonta Jaaliyada Soomaaliyeed ee Canada Gar ahaana Toronto
October 3, 2013 - Written by Wariye:
Xubno kamid ah Wakiilada Safaarada Soomaalida ee dalka Canada oo lasoo Xidhiidhay Shabakada Wararka Hadhwanaagnews waxa ay ku wargalinayaan Dhamaanba Soomaalida dalka Canada gaarahaan Toronto kulanka Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, iyagoo ugu wargalinaya habeenka Caawa ah si aanay Fursadani u dhaafin. Wajaale News Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|