|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir ka tirsan xukumadda Siilanyo oo xilkii ka fadhiisiyey agaasimihii guud ee Wasaaradiisa.
October 5, 2013 - Written by editor
Hargeisa-(Wajaale-news)-Wasiirka wasaarada Diinta iyo Aw-qaafta xukumada Siilanyo Sh.Khaliil Cabdillaahi Axmed ayaa shaqadii ka joojiyey Agaasimaha guud ee wasaaradaa Cabdirashiid Ibraahin.
Wasiir Khaliil ayaa qoraal rasmiya oo uu u qoray Agaasimaha Guud oo Nuqul ka mid ah Qarannews heshay ku wargeliyey inuu shaqada iyo xilkaba ku wareejiyo Agaasimaha maamulka ee wasaarada Awqaafta.
Wasiir Khaliil ayaa shaqo joojinta Agaasimaha guud ku sababeeyay xilgudasho la’aan iyo isagoo tahli kari waayey inuu furdaamiyo murano xagga maaamulka ah oo soo wajahay ama ka dhex istaadhmay shaqaalaha wasaarada Awqaafta.
WAJAALE NEWS DESK HARGEISA OFFICE
Related posts:Gudoomiyaha Komishanka Oo Shaaciyay In Ay Diyaarinayaan Sidii Doorashada Madaxtooyadu Wakhtigeeda Ug... Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo La Filayo In Maalinta Bari ah Lagu Soo Dhaweeyo Caasimada Hargay... Hay”adda Laanqayrta Cas oo Taakulaynaysa Dadkii Ay Saamaysay Duufaantii Sagal Ee Gobolada Galbeedka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|