|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Horumarinta Waxbarashada Ee Tabantaabo Oo Xaflad Dhiirigalina Usameeyey Qaar Ka mida Ardayda Ka Qalin-jabisay Jaamacadaha Iyo Dugsiyada Sarre Ee Dalka.
October 12, 2013 - Written by Wariye:
Ku qabtay Hotel Shiraaqle ee Magaalada Hargeysa. Xafladan ayaa waxa kasoo qayb galay Marti-sharaf aad u tirabadan oo isagu jira Masuuliyiin, Siyaasiyiin Salaadiin ,Cuqaal iyo Marti-sharaf kale oo aad u tira badnaa kuwaasoo ay ka mid ahaayeen , Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Barre , Suldaan Siciid Ducaale, Suldaan Mahad Careej, Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey , Suldaan Daakir,Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Mr. Aadan Axmed Warsame Wasiiru Dawlaha Maaliyada , Mr. Cadaani, Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Somaliland Mr.Maxamed Nuur Caraale Duur, Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Maroodi-Jeex Mr.Ismaaciil Dhubato,Wasiirkii hore ee wasaarada Kaluumaysiga Mr.C/laahi Cismaan Geeljire, Gudoomiyaha ICT Commisonka Qaranka Eng. Cali C/laahi Daahir, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Mr. Maxamed Shugri ,Gudoomiyaha Jaamacada ALPHA Mr. C/risaaq Xuseen Xasan , Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Mr. Aadan Axmed Warsame,Gudoomiyaha Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal Mr.Xasan Cabdi Maxamed Dhinaca kale waxa gabagabadii xafladan Shahaado Sharafyo iyo Abaal-marino kale lagu gudoonsiiyey Ardaydii kaalmaha hore u gashay Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sarre ee Degmadan kasoo jeeday Wajaale News Related posts:DAAWO;-Maamulka Gobolka Salel Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Ay Keeneen Biyo Buux Dhaafiyay Ma... Madax dhaqameedka Beelaha Gabooye Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Dhigooda Beelaha Gabooye Ee bari... Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Sheegay In Wargeysyada Haatuf Iyo Somaliland Times Ay U Xidhan Yihiin Madaxw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|