|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Diyaaradaha Hindiya Oo Baadhaysa Fadeexad La Xidhiidha Cuntada Rakaabka Duulimaadyada Lagu Siiyo
October 19, 2013 - Written by Wariye:
Qof ka mid ah rakaabkii ku safray diyaaradaha shirkada mid ka mid ah ayaa argagax ka qaaday, Dirxi uu ku dhex arkay, Saan wiij (Sandwich), intii uu duulimaadka ku jiray la siiyay. Qofkan rakaabka ah oo u kala safrayay New York ilaa New Delhi ayaa maamulka shirkada ku war galiyay wixii uu arkay, isla markii diyaaradu la soo fadhiisatay, laakiin wax jawaab ah lama maqal sida ay ku warantay jariirada Press Trust of India. Waanu baadhaynaa shilkaas naxdinta leh, ee aan caadada u ahayn shirkadayada iyo adeegyadeeda ay bixiso oo ah kuwa ugu caalamisan, uguna nadaafada wanaagsan, waana dhacdo aad u kooban oo sida ay ku dhacdaa adag tahay.] sidaa waxa tidhi afhayeen u hadlay shirkada diyaaradaha India oo lagu magacaabo, Prasad Rao.
Hargaysa Office Related posts:DAAWO;-Ayax Guuraya Oo Ku Habsaday Beeralayda Degmada Cadaadlay Iyo Fariinta Ay Dadwaynuhu Udireen W... Madaxweynaha Somaliya Oo Dafiray Inuu Bangiyo Gaar Ah Ku Leexsaday Lacagaha Dalkiisa La Siiyo. AKHRI:Nuxurka Go’aanka Urur Gobolleedka IGAD Soo Saareen Ee Aasaaska Awood Ciidan Oo Ku Wajahan Badd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|