|
|||||
WAJAALE NEWS
Sanad-guuradii Kowaad Ee Ka Soo Wareegtey Geeridii Abwaan Gaariye Iyo Daah-Furka Laba Buug Oo Laga Qorey Kala Ahna ?Hagarlaawe Iyo Ilmadii Hal-abuurka? Oo La Iclaamiyey Wakhtiga La Soo Bandhigayo Warbixin Ayaan Idiinka Haynaa
October 4, 2013 - Written by Wariye:
Sidaa waxa lagu sheegay qoraal yar oo kooban oo guddida qabanqaabada xuska sanad-guurada aasku soo saartey, waxaanu qoraalkaasi u dhignaa sidan: “Annaga oo ah Guddiga qabanqaabadaXuska Sannad-guurada Aaskii Marxmuum Gaarriye iyo Daahfurka Labada Buug ee Hagarlaawe iyo Ilmadii Hal-abuurka! 08/Oktober/2013, Haayadda Shaqaalaha Dawladda, Bacdal Maqribka! Waxa aanu ka codsanaynaa inay bahda Wargeysyada Somaliland daabacaan ogeysiiskan ama attachmentkan inta laga gaadhayo 08/Oktober.. Waa hawl aanu mutadawcnimo ku wadno.”.
Wajaale News Related posts:Shirkadaha Dahabshiil Iyo Telesom Oo Qayb ka Noqday Jilayaasha Filimka Indho Sarcaadka Ah Ee Hoos ... DAAWO; Madax Dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Si Kulul Uga Hadlay Dilkii Taliyihii Iyo Taliye kuxigeenk... Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Hindiya Iyo Nuxurka Kulamo Uu L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|