Qoyska Mo Farah oo u diray Mahadnaq Ballaadhan Dawladda iyo Shacabka Djibouti, Sidii Qiimaha Badnayd ee ay u Soo dhaweeyeen Mo Farah
A |
|
nnaga oo ah xubnaha qoystka Mo Farah waxa noo farxad ah in aanu halkan uga gudbino Dawladda iyo Shacabka reer Djibouti sidii ay u qaabileen una soo dhaweeyeen orodyahanka Mo Farah, safarkii uu ku yimid dalka Djbouti Oct 18th 2013, isaga iyo xubnaha kale ee qoyska Hooyadii Aisha Muhumed iyo Mataankiisa Hassan Farah.
Haddaba waxaanu leenahay aad ayey u mahadsan yihiin Dawladda iyo Shacabka reer Djibouti kaalintaas ay ku qaabileen orodyahanka iyo xubnaha qoyskaba.
Keyse Amare (+ 252 63 447 0552)
Faysal Farah (+ 252 63 412 16 75)
E-mail: keyse.amare@live.com
Hargeisa, Somaliland