|
|||||
WAJAALE NEWS
Qiso Layaab Leh Wiil Yar Oo Haddii Uu Muran iyo Hadalo Kulkulul Maqlo Noloshiisu Halis Galayso
October 11, 2013 - Written by Wariye:Wiil yar oo 4 jir ah, kaasoo jirdhkiisu ay ka maqan yihiin hormoono muhiima ayaa muranka iyo hadalada kululul ay ku keeni karaan in uu geeriyoodo sida waalidiintii xaqiijiyeen. ?Maalin kasta waxaan eega saacada si aan u ogaado inuu soo noqdo, sababtoo ah aniga k amasuula, haddii aan waayana aad bay xaaladu u adkaanaysa, balse watigan waa in aan dugsiga ka daayo,? ayuu tidhi Susan Murwald oo ah hooyada dhashay wiilkan yar.
Hargeysa Office COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|