WAJAALE NEWS

Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Nin la loodin Karayo Maaha laakiin mid ayaan kuu ogahoo Madaxweynuhu mar sedexaad ayuu sharaxanyahay

Sida aynu la Socono Muuse Biixi cabdi ballan ayuu siilaanyo la galay markii ay ahaayeen Mucaaridka ballankii meeshu waa afrikee kursigii Nimanyahoow Xaajigii wuu la macaanaaday Buur iyo banaan ayuu isku qaaday rag kaluu ku soo ciyaarsiiyay waxaasi oo dhami Mid ayaan ogahoo Socon Mayso Meesha Anba ciin ayay daaqi doonaan xulafadda kasoo hor jeeda muuse anba Xaaji siilaanyo ayaa ka dhex qaadan maxaa haddaba ka meel yaala Xulafadda labadda dhinac iyo Madaxweynaha.

Meeshan Homework ayaa laysku dirayaa sidaan arkayo cidii adag mooyee cid kale kasoo shaqeyn karin markaa Kulmiye Attention ayaanu leenahay Burburka xisbiga ha ka shaqeynina Horumar ayay xukuumadda taladda haysaa sedex sanno gudaheed ku mutaysatay waanay caddahay sida cadceeda ee ka dabararka inaga ilaaliya Guul ayaan u rajaynaynaa Xisbiga Muusena wuu soo Baxayaa kii wasiirnimo doonayaana Wasiirnimadiisa haq ku eekaado intaan Gacan madhan Kaw aan la odhan .

Wariye Mohamed Mussa inji
Hargeysa
Som

Exit mobile version