|
|||||
WAJAALE NEWS
Magaalada Addis Ababa Ee Xarunta Wadanka Itoobiya, Ayaa Waxaa Maanta Si Rasmi Ah Uga Furmay Shirkii Ay Ku Lahaayeen Madaxda Ururka Midowga Afrika.
October 12, 2013 - Written by Wariye:Ababa(Wajaale News)-Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya, ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirkii, ay ku lahaayeen Madaxda Ururka Midowga Afrika. Shirkaan, ayaa waxaa furay Hogaamiyaha Ururka Midowga Afrika Jocob Zuma iyo Raa´isal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, oo isagu shir gudoominaaya. Labaduba waxay sheegeen in Midowga Afrika ay dhowr jeer cabashooyin u gudbiyeen Maxkamadda dambiyada Caalamiga ah, hase yeeshee aan waxba laga qaban cabashooyinkaasi. ka gaari doonaan Maxkamada Caalamiga ah ee dambiyada adduunka (ICC), laakiin ma cadda nooca uu noqon doono go´aankoodaan.
Wajaale News Related posts:DAAWO; Jubaland Oo War Kasoo Saaray Xadhiga Wasiir Xukuumadooda Ka Tirsan Ee Lagu Xidhay Muqdisho DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Wasiirka Hawlaha Guud, Muxuuse Ka Yidhi Muranka Dhul Ee Qo... Daawo:Sheekhii Adeegyada Dabiibka ah Ka Waday Hargaysa Sheekh Cabdul Xaq Oo Xarun Wayn Ka Furtay Mag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|