|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Ku Xigeenka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Wajaale Yimid, Ujeeddada Socdaalkiisa Iyo Kulamo uu la yeeshay Odayaasha
October 28, 2013 - Written by editorWeftigan ayaa la sheegay in markii hore ay dadweynaha ku dhaqan Wajaale ee dhinaca Itoobiya isku diyaariyeen inuu Madaxweynaha Deegaankaasi Cabdi Maxamuud Cumar u imanayo,
Wajaale (Wajaale-news)-Madaxweyne ku xigeenka ahna Wasiirka Cadaaladda ahna Hogaanka Nabad geliyada Dawlad deegaanka Somaliada Itoobiya C/laahi Yuusuf Weerar (C/laahi Itoobiya) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay magaalada xadka ku taalla ee Tog-wajaale.
WAJAALE NEWS DESK CONTACT US : Wajalenews@gmail.com Related posts:Gudoomiye Kuxigeenka Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Amal Bank Ka Hirgalisay... Daawo-Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyey In Ay Doorashadii Wakhtigeedii Dhacdo Iy... DAAWO;-Barnaamijka Xadhig Ka Jaristii Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ee Mashaariicda Laga Hirgaliyay Maga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|