|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Assad Oo Si Kaftan Ah Ugu Dooday Inuu Xaq U Leeyahay Bilada Nabadda Adduunka
October 16, 2013 - Written by Wariye:
Madaxweyne Assad waxa uu sheegay in uu uga xaq lahaa abaalmarintan hay?adda Baadha Kiimikadda adduunka oo Jimcihii toddobaadkan la siiyey abaalmarintan qaaliga ah ee lagu maamuuso shakhsiyaadka amma hay?adaha horumar ka sameeya nabadda adduunka sida lagu daabacay wargeyska Al-Akhbar. Assad waxa uu arrintan sheegay mar uu faallaynaayey abaalmarinta Nobel Peace Prize ee la siiyey hay?addan oo ka hawlgalaysa sidii ay u burburin olahayd hubka kiimikada Suuriya sannadka 2014. Wajaale News Related posts:Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Ku Gacan Saydhay In La Hakiyo Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Is... Arrin Cusub Oo Lagu Shaaciyay Warbixintii Muddada Dheer La Sugayay Ee Xidhiidhka Trump Iyo Ruushka! DAAWO; Mid ka Mid ah Dhalinyaro Laga Soo Xidhay Xidhay Magaalada Kalabaydh Oo ka Waramay Xadhigiisa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|