|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Digreeto Uu Soo Saaray Ku Magacaabay Degmo Cusub Oo Ka Tirsanaan Doonta Gobolka Sanaag
October 1, 2013 - Written by editorIn uu Awr-boogays u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Sanaag. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed MaxamedMaxamuud (Silaanyo) waxa uu xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahayJSL/M/XERM/249-2096/102013 uu degmo ugu magacaabay Awr- boogays oo ka tirsan Gobolka Sanaag.
Madaxweynuhu:-
Markuu Arkay:
Markuu Arkay:
Markuu Tix-geliyey:
Markuu Tix-geliyey:
Markuu Dhegeystay: Soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha;
Wuxuu go?aansaday
In uu Awr-boogays u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Sanaag.
ALLAA MAHAD LEH
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Related posts:Maxaa Ay Saameyn Ku Yeelan Karaan Dagaalka Tigray Iyo Dawlada Ethiopia Gobolka Geeska Africa Iyo Guu... “2021ka In Ay Doorasho Qabsoomi Karto Weli Su’Aal Baa Saaran, Waayo Mawqifka Madaxwaynaha Laftiisa A... Dawlada Itoobiya Oo Maraykanka Ugu Baaqday In Uu Joojiyo Wararka Been Abuurka ah Ee Uu Ka Faafinayo. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|